Home
Analysis
Politics
Opinions
Series
Videos
Follow
Bubal
Think Tank
Home
Analysis
Politics
Opinions
Series
Videos
DAGAALKA ITOOBIYA: JULLA !HUB QABASHO&DIB U GURASHO!FANO:DHUL?Colaadda Soomaalida iyo Oromada? — Bubal Think Tank
Home
/
Videos
DAGAALKA ITOOBIYA: JULLA !HUB QABASHO&DIB U GURASHO!FANO:DHUL?Colaadda Soomaalida iyo Oromada?
26 October 2026
41:18
🔴 BUBAL THINK TANK | FALANQAYNTA ITOOBIYA Itoobiya waxay wajahaysaa xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo sii murugsan. Barnaamijkeenna maanta waxaan ku falanqaynaynaa: 🔹 Hub-qabasho iyo dib-u-gurasho: Maxaa ka socda furimaha dagaalka Itoobiya? 🔹 FANO iyo deegaannada ay sheeganayso inay qabsatay: Maxaa xaqiiqo ah, maxaase weli u baahan xaqiijin? 🔹 Xiisadda Moyale: Maxaa salka ku haya colaadda Soomaalida iyo Oromada? 🔹 Xalka Moyale: Sidee looga hortagi karaa colaado soo noqnoqda, loona heli karaa xal siyaasadeed oo waara? 🎙️ Bubal Think Tank – Beyond the Headlines Waxaan kala saaraynaa xaqiiqooyinka, wararka aan la xaqiijin iyo falanqaynta siyaasadeed. 💬 Aragtidaada nala wadaag, subscribe saar kanaalka, lana wadaag barnaamijka. #BubalThinkTank #Itoobiya #FANO #Moyale #SomaliRegion #EthiopiaNews #HornOfAfrica