Home
Analysis
Politics
Opinions
Series
Videos
Home
Analysis
Politics
Opinions
Series
Videos
Doorka Muslimiinta, Itoobiya oo digniin u dirtay Xasan Sheekh Maxamuud,TPLF oo sameysay rogaal-celis — Bubal Think Tank
Home
/
Videos
Doorka Muslimiinta, Itoobiya oo digniin u dirtay Xasan Sheekh Maxamuud,TPLF oo sameysay rogaal-celis
6 October 2026
51:52
Itoobiya oo digniin u dirtay Xasan Sheekh Maxamuud, Israa’iil iyo Takaarta. TPLF oo sameysay rogaal-celis — maxaa cusub oo ka socda siyaasadda iyo amniga gobolka? Dooddan waxaan ku falanqeynaynaa: Xiriirka iyo xiisadaha u dhexeeya Itoobiya iyo dhinacyada gobolka Doorka Israa’iil iyo saamaynta ay ku leedahay gobolka TPLF iyo rogaal-celiskeeda Doodda istiraatiijiga ah ee u dhaxaysa Itoobiya iyo dalalka gobolka Doorka Muslimiinta Itoobiya iyo mustaqbalka siyaasadeed ee dalka Su’aasha weyn: Maxay arrimahan cusub uga dhigan yihiin Itoobiya iyo Geeska Afrika? 🎙️ New to streaming or looking to level up? Check out StreamYard and get $10 discount! 😍 https://streamyard.com/pal/d/4674084892901376