30:20
🔴 BUBAL THINK TANK | FALANQAYNTA GEESKA AFRIKA
Itoobiya iyo Eritrea ma ku sii siqayaan dagaal cusub? Maxaa ka jira wararka ku saabsan abaabulka ciidamada iyo xiisadaha labada dal?
Barnaamijkan waxaan ku falanqaynaynaa saddex arrimood oo muhiim ah:
🇪🇹 1. ITOOBIYA IYO ERITREA
Xiisadaha siyaasadeed iyo kuwa militari, abaabulka ciidamada, iyo suurtagalnimada dagaal cusub.
⚔️ 2. TPLF IYO OLA
Wararka ku saabsan dagaallada, dhaqdhaqaaqyada militari, iyo saameynta ay ku yeelan karaan xasilloonida Itoobiya.
🌍 3. DDS IYO OROMIA
Muranka dhuleed, xaaladda Moyale iyo Dawo, sheegashooyinka dhuleed ee la isku hayo, iyo halista ku wajahan shacabka rayidka ah.
Su'aalaha muhiimka ah:
Itoobiya ma wajahaysaa furimo dagaal oo cusub? Maxaa xal waara u noqon kara murannada dhuleed iyo colaadaha soo noqnoqda?
BUBAL THINK TANK — Beyond the Headlines
Falanqayn qoto dheer, xog iyo aragtiyo kala duwan.
Wararka dagaallada iyo eedeymaha aan weli si madax-bannaan loo xaqiijin waxaan u soo bandhigaynaa sheegashooyin u baahan hubin.
🔔 Subscribe | Like | Share | Comment
#BubalThinkTank #Ethiopia #Eritrea #TPLF #OLA #SomaliRegion #Oromia #Moyale #Dawo #HornOfAfrica