49:15
Deegaan iyo dad halis ku jira! Khayraadka dabiiciga ah, gaaska Ogaadeeniya iyo siyaasadda Itoobiya — maxaa ka dambeeya?
Barnaamijka maanta ee Bubal Think Tank — Beyond the Headlines, waxaan ku falanqaynaynaa khayraadka dabiiciga ah ee Deegaanka Soomaalida, gaar ahaan gaaska, xuquuqda bulshada deegaanka iyo saamaynta siyaasadaha xukuumadda Abiy Ahmed.
Waxaan sidoo kale eegaynaa doorka Oromo PP, xiriirka siyaasadeed ee Abiy Ahmed iyo Tigray, iyo sida loollanka awoodda iyo khayraadku u saameyn karo mustaqbalka Itoobiya.
Su'aasha ugu weyn: Khayraadka yaa leh, yaase ka faa'iidaysta? Dadka deegaanka ma helayaan xuquuqdooda iyo saamigooda?
Bubal Think Tank — Beyond the Headlines
#BubalThinkTank #SomaliRegion #Ogaden #Ethiopia #AbiyAhmed #Tigray #NaturalGas